UNSomalia

Resources

Publication-Humandev

UNDP SOMALIA 2001 HUMAN DEVELOPMENT REPORT

The 200 1 H u m a n Development
Report compiles and
analyses the latest available data on Somalia

Somalia is in a period of complex political, economic and social transition. Several dynamic features herald a period of progressive change, while, at the same time, hundreds of thousands of Somalis remain destitute and vulnerable. The 2001 Human Development Report for Somalia provides a timely analysis of this transition and contributes to our understanding of its dynamics.

2-PAGE PREVIEW Adobe Acrobat Reader format


UNDP SOOMAALIYA 2001 WARBIXIN HUROMARINTA AADAMAHA

Warbixitna Horumarinta Aadamanimo
ee 2001da waxa ay isku soo ururisey ooy
taxliilna ku sameysay macluumaadkii
ugu dambeeyey ee laga heli karayey
Soomaaliya

Somaliya waxa ay ku jirtaa xilli kala guur oo ay aad u adag yihiin arimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshaduba. Dhowr astaamood ayaa muujinaya in loo socdo is-bedel horumarineed, iyadoo isla markaana boqolaal kun oo Soomaali ah ay ku jiraan baahi iyo daayacnaan. Warbixinta Horumarinta Aadamaha ee 2001du waxa ay bixinaysaa taxaliil ku beegan wakhtigan kala guurka ah,waxanu waxa ka tarayaa in aan fahamno xarakaadkaas sida joogtada isku bedelaya.

2-PAGE PREVIEW Adobe Acrobat Reader format